{"id":4473,"date":"2022-03-16T10:38:11","date_gmt":"2022-03-16T10:38:11","guid":{"rendered":"https:\/\/integrityicon.org\/?post_type=icon&#038;p=4473"},"modified":"2022-03-16T10:39:02","modified_gmt":"2022-03-16T10:39:02","slug":"xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne","status":"publish","type":"icon","link":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/","title":{"rendered":"Xuseen Maxamed Cawed"},"content":{"rendered":"<p>Xuseen Maxamed Cawed waa maamulaha dugsiga Gawsaweyne ee deegaanka Gar\u2019adag. Waxa uu ku dhashay miyiga deegaanka Gar\u2019adag sannadii 1964-kii. Waxa uu waxbarashadiisii hoose ka bilaabay dugsiga Jamaal Cabdinaasir ee magaalada Burco oo uu wax ka baranayey sannadihii u dhexeeyay 1979-kii ilaa 1988-kii. Intii lagu guda jirey dagaalkii sokeeye, 1988-kii, waxa uu qaxooti ku ahaa Itoobiya.<br \/>\nIsagoo laxaad la\u2019a, Xuseen waxa uu ka furay dugsi Qur\u2019aan Gawsaweyne. Sannado kadib, waxa uu ku kordhiyey Qur\u2019aankii maaddooyin kale sida Xisaabta, iyo fasalo luuqadda ah. Waxa uu bilaabay in uu carruurta yar yar wax ugu dhigo geed hoostii, kadib na waxa uu dhisay masaajid iyo dhisme yar. Dugsigani waxa uu ahaa kii ugu horeeyay ee laga bilaabo deegaankiisa. Sannadkii 2005-tii, waxa Gawsaweyne soo booqday Wasiirkii Waxbarashada. Dugsigu waxa arday ka ahaa wakhtigaasi 70 arday. Waxa wasiirka la yaab ku noqotay dugsiga iyo dedaalka la geliyey in wax la baro ardaydaasi. Sidaa waxa uu ku go\u2019aansaday in uu iskuulka Gawsaweyne ka dhigo iskuul dawli ah.<br \/>\nSannadkii 2003-dii, Xuseen waxa uu dhamaystay tababar macalinnimada ah oo ay bixisay Wasaaradda Waxbarashadu. Dib-udhiska dugsigaasi waxa uu bilowday sannaddii 2009-kii markaasi oo la dhisay labadii fasal ee ugu horeeyay. Waxa intaa ka danbeeyay 3 fasal oo kale iyo xafiis oo la dhisay sannadkii 2018-kii.<br \/>\nDugsiga Xuseen waxa uu soo saaray 10 dufcaddood oo qaarkood imika wax ka dhigaan dugsiga Gawsaweyne.<\/p>","protected":false},"template":"","country":[139],"icon_year":[140],"class_list":["post-4473","icon","type-icon","status-publish","hentry","country-somaliland","icon_year-140"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.7 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xuseen Maxamed Cawed | Integrity Icon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/integrityicon.org\/es\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"es_ES\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xuseen Maxamed Cawed | Integrity Icon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xuseen Maxamed Cawed waa maamulaha dugsiga Gawsaweyne ee deegaanka Gar\u2019adag. Waxa uu ku dhashay miyiga deegaanka Gar\u2019adag sannadii 1964-kii. Waxa uu waxbarashadiisii hoose ka bilaabay dugsiga Jamaal Cabdinaasir ee magaalada Burco oo uu wax ka baranayey sannadihii u dhexeeyay 1979-kii ilaa 1988-kii. Intii lagu guda jirey dagaalkii sokeeye, 1988-kii, waxa uu qaxooti ku ahaa Itoobiya. Isagoo laxaad la\u2019a, Xuseen waxa uu ka furay dugsi Qur\u2019aan Gawsaweyne. Sannado kadib, waxa uu ku kordhiyey Qur\u2019aankii maaddooyin kale sida Xisaabta, iyo fasalo luuqadda ah. Waxa uu bilaabay in uu carruurta yar yar wax ugu dhigo geed hoostii, kadib na waxa uu dhisay masaajid iyo dhisme yar. Dugsigani waxa uu ahaa kii ugu horeeyay ee laga bilaabo deegaankiisa. Sannadkii 2005-tii, waxa Gawsaweyne soo booqday Wasiirkii Waxbarashada. Dugsigu waxa arday ka ahaa wakhtigaasi 70 arday. Waxa wasiirka la yaab ku noqotay dugsiga iyo dedaalka la geliyey in wax la baro ardaydaasi. Sidaa waxa uu ku go\u2019aansaday in uu iskuulka Gawsaweyne ka dhigo iskuul dawli ah. Sannadkii 2003-dii, Xuseen waxa uu dhamaystay tababar macalinnimada ah oo ay bixisay Wasaaradda Waxbarashadu. Dib-udhiska dugsigaasi waxa uu bilowday sannaddii 2009-kii markaasi oo la dhisay labadii fasal ee ugu horeeyay. Waxa intaa ka danbeeyay 3 fasal oo kale iyo xafiis oo la dhisay sannadkii 2018-kii. Dugsiga Xuseen waxa uu soo saaray 10 dufcaddood oo qaarkood imika wax ka dhigaan dugsiga Gawsaweyne.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/integrityicon.org\/es\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Integrity Icon\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-16T10:39:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/integrityicon.org\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Untitled-design.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Tiempo de lectura\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"1 minuto\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/\",\"name\":\"Xuseen Maxamed Cawed | Integrity Icon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/integrityicon.org\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-03-16T10:38:11+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-16T10:39:02+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"es\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/integrityicon.org\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Icons\",\"item\":\"https:\/\/integrityicon.org\/search-icons\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":3,\"name\":\"Xuseen Maxamed Cawed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/integrityicon.org\/#website\",\"url\":\"https:\/\/integrityicon.org\/\",\"name\":\"Integrity Icon\",\"description\":\"Integrity Icon\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/integrityicon.org\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"es\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xuseen Maxamed Cawed | Integrity Icon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/","og_locale":"es_ES","og_type":"article","og_title":"Xuseen Maxamed Cawed | Integrity Icon","og_description":"Xuseen Maxamed Cawed waa maamulaha dugsiga Gawsaweyne ee deegaanka Gar\u2019adag. Waxa uu ku dhashay miyiga deegaanka Gar\u2019adag sannadii 1964-kii. Waxa uu waxbarashadiisii hoose ka bilaabay dugsiga Jamaal Cabdinaasir ee magaalada Burco oo uu wax ka baranayey sannadihii u dhexeeyay 1979-kii ilaa 1988-kii. Intii lagu guda jirey dagaalkii sokeeye, 1988-kii, waxa uu qaxooti ku ahaa Itoobiya. Isagoo laxaad la\u2019a, Xuseen waxa uu ka furay dugsi Qur\u2019aan Gawsaweyne. Sannado kadib, waxa uu ku kordhiyey Qur\u2019aankii maaddooyin kale sida Xisaabta, iyo fasalo luuqadda ah. Waxa uu bilaabay in uu carruurta yar yar wax ugu dhigo geed hoostii, kadib na waxa uu dhisay masaajid iyo dhisme yar. Dugsigani waxa uu ahaa kii ugu horeeyay ee laga bilaabo deegaankiisa. Sannadkii 2005-tii, waxa Gawsaweyne soo booqday Wasiirkii Waxbarashada. Dugsigu waxa arday ka ahaa wakhtigaasi 70 arday. Waxa wasiirka la yaab ku noqotay dugsiga iyo dedaalka la geliyey in wax la baro ardaydaasi. Sidaa waxa uu ku go\u2019aansaday in uu iskuulka Gawsaweyne ka dhigo iskuul dawli ah. Sannadkii 2003-dii, Xuseen waxa uu dhamaystay tababar macalinnimada ah oo ay bixisay Wasaaradda Waxbarashadu. Dib-udhiska dugsigaasi waxa uu bilowday sannaddii 2009-kii markaasi oo la dhisay labadii fasal ee ugu horeeyay. Waxa intaa ka danbeeyay 3 fasal oo kale iyo xafiis oo la dhisay sannadkii 2018-kii. Dugsiga Xuseen waxa uu soo saaray 10 dufcaddood oo qaarkood imika wax ka dhigaan dugsiga Gawsaweyne.","og_url":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/","og_site_name":"Integrity Icon","article_modified_time":"2022-03-16T10:39:02+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":630,"url":"https:\/\/integrityicon.org\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Untitled-design.png","type":"image\/png"}],"twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Tiempo de lectura":"1 minuto"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/","url":"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/","name":"Xuseen Maxamed Cawed | Integrity Icon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/integrityicon.org\/#website"},"datePublished":"2022-03-16T10:38:11+00:00","dateModified":"2022-03-16T10:39:02+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"es","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/integrityicon.org\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/xuseen-maxamed-cawed-mansabka-maamulaha-dugsiga-gawsaweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/integrityicon.org\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Icons","item":"https:\/\/integrityicon.org\/search-icons\/"},{"@type":"ListItem","position":3,"name":"Xuseen Maxamed Cawed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/integrityicon.org\/#website","url":"https:\/\/integrityicon.org\/","name":"Integrity Icon","description":"Integrity Icon","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/integrityicon.org\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"es"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/icon\/4473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/icon"}],"about":[{"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/types\/icon"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"country","embeddable":true,"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/country?post=4473"},{"taxonomy":"icon_year","embeddable":true,"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/icon_year?post=4473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}