{"id":4469,"date":"2022-03-16T10:32:45","date_gmt":"2022-03-16T10:32:45","guid":{"rendered":"https:\/\/integrityicon.org\/?post_type=icon&#038;p=4469"},"modified":"2022-03-16T10:40:39","modified_gmt":"2022-03-16T10:40:39","slug":"faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin","status":"publish","type":"icon","link":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/","title":{"rendered":"Faysa Xuseen Kaahin"},"content":{"rendered":"<p>Faysa Xuseen waxa ay ku dhalatay magaalada Hargeysa sannadii 1960-kii. Waxa ay wax ku baratay dugsiga hoose ee Boorama, sannadkii 1967-kii. Faysa waxa ay u wareegtay magaalada Burco sannadkii 1969-kii, iyadoo sii wadatay waxbarashadeedii dugsiga hablaha ee shacabka. Waxa ay ka mid ahayd ardaydii dhamaysatay laba sannadood oo koorsada tababarka macalimiinta ee Kuliyaddii Noofa Soomaali. Waxa ay qayb ka noqotay ololihii horumarinta Afsoomaaliga oo ay kaga qayb qaadatay deegaanka Adhi-moog ee Afgooye.<br \/>\nFaysa waxa ay kaga soo shaqaysay macalinnimo dugsigii Jeneraal Daa-uud, dugsigii Siyaad, rugtii booliska ee Faarax Oomaar. Waxa ay sidoo kale wax ka dhigtay rugtii booliska ee Burco muddo laba sannadood ah. Faysa waxa looga yaqaanaa Burco \u201cHooyada Tacliinta\u2019. Waxa ay barre ahayd muddo ka badan 40 sannadood, iyadoo saamayn ku yeelatay nolosha arday badan. Faysa sida caadiga ah waa qofka ugu horreeya ee yimaada dugsiga, iyo ka ugu danbeeya ee ka taga. Waxa ay daryeel gaar ah siisaa hablaha yar yar ee dugsiga wax ka barta.<br \/>\nFaysa waxa ay sidoo kale bixisaa xiisado bilaash ah xilliyada galabtii, iyadoo siisa dumarka waaweyn kuwaasi oo aan soo marin waxbarasho toos ah. Hadda, waxa ay wax ka dhigtaa dugsiga hoose ee Maxamed Cali. Faysa waxa ay ka taageertaa waxbarashada hablaha barnaamij sanduuq-sadaqo oo ay leedahay. Lacagta laga ururriyo sanduuqan waxa toos loogu taageeraa hablaha si ay u sii wataan waxbarashada oo ay iskaga bixiyaan lacagta waxbarashada.<\/p>","protected":false},"template":"","country":[139],"icon_year":[140],"class_list":["post-4469","icon","type-icon","status-publish","hentry","country-somaliland","icon_year-140"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.7 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faysa Xuseen Kaahin | Integrity Icon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/integrityicon.org\/es\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"es_ES\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faysa Xuseen Kaahin | Integrity Icon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faysa Xuseen waxa ay ku dhalatay magaalada Hargeysa sannadii 1960-kii. Waxa ay wax ku baratay dugsiga hoose ee Boorama, sannadkii 1967-kii. Faysa waxa ay u wareegtay magaalada Burco sannadkii 1969-kii, iyadoo sii wadatay waxbarashadeedii dugsiga hablaha ee shacabka. Waxa ay ka mid ahayd ardaydii dhamaysatay laba sannadood oo koorsada tababarka macalimiinta ee Kuliyaddii Noofa Soomaali. Waxa ay qayb ka noqotay ololihii horumarinta Afsoomaaliga oo ay kaga qayb qaadatay deegaanka Adhi-moog ee Afgooye. Faysa waxa ay kaga soo shaqaysay macalinnimo dugsigii Jeneraal Daa-uud, dugsigii Siyaad, rugtii booliska ee Faarax Oomaar. Waxa ay sidoo kale wax ka dhigtay rugtii booliska ee Burco muddo laba sannadood ah. Faysa waxa looga yaqaanaa Burco \u201cHooyada Tacliinta\u2019. Waxa ay barre ahayd muddo ka badan 40 sannadood, iyadoo saamayn ku yeelatay nolosha arday badan. Faysa sida caadiga ah waa qofka ugu horreeya ee yimaada dugsiga, iyo ka ugu danbeeya ee ka taga. Waxa ay daryeel gaar ah siisaa hablaha yar yar ee dugsiga wax ka barta. Faysa waxa ay sidoo kale bixisaa xiisado bilaash ah xilliyada galabtii, iyadoo siisa dumarka waaweyn kuwaasi oo aan soo marin waxbarasho toos ah. Hadda, waxa ay wax ka dhigtaa dugsiga hoose ee Maxamed Cali. Faysa waxa ay ka taageertaa waxbarashada hablaha barnaamij sanduuq-sadaqo oo ay leedahay. Lacagta laga ururriyo sanduuqan waxa toos loogu taageeraa hablaha si ay u sii wataan waxbarashada oo ay iskaga bixiyaan lacagta waxbarashada.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/integrityicon.org\/es\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Integrity Icon\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-16T10:40:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/integrityicon.org\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Untitled-design.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Tiempo de lectura\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"1 minuto\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/\",\"url\":\"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/\",\"name\":\"Faysa Xuseen Kaahin | Integrity Icon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/integrityicon.org\/#website\"},\"datePublished\":\"2022-03-16T10:32:45+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-16T10:40:39+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"es\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/integrityicon.org\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Icons\",\"item\":\"https:\/\/integrityicon.org\/search-icons\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":3,\"name\":\"Faysa Xuseen Kaahin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/integrityicon.org\/#website\",\"url\":\"https:\/\/integrityicon.org\/\",\"name\":\"Integrity Icon\",\"description\":\"Integrity Icon\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/integrityicon.org\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"es\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faysa Xuseen Kaahin | Integrity Icon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/","og_locale":"es_ES","og_type":"article","og_title":"Faysa Xuseen Kaahin | Integrity Icon","og_description":"Faysa Xuseen waxa ay ku dhalatay magaalada Hargeysa sannadii 1960-kii. Waxa ay wax ku baratay dugsiga hoose ee Boorama, sannadkii 1967-kii. Faysa waxa ay u wareegtay magaalada Burco sannadkii 1969-kii, iyadoo sii wadatay waxbarashadeedii dugsiga hablaha ee shacabka. Waxa ay ka mid ahayd ardaydii dhamaysatay laba sannadood oo koorsada tababarka macalimiinta ee Kuliyaddii Noofa Soomaali. Waxa ay qayb ka noqotay ololihii horumarinta Afsoomaaliga oo ay kaga qayb qaadatay deegaanka Adhi-moog ee Afgooye. Faysa waxa ay kaga soo shaqaysay macalinnimo dugsigii Jeneraal Daa-uud, dugsigii Siyaad, rugtii booliska ee Faarax Oomaar. Waxa ay sidoo kale wax ka dhigtay rugtii booliska ee Burco muddo laba sannadood ah. Faysa waxa looga yaqaanaa Burco \u201cHooyada Tacliinta\u2019. Waxa ay barre ahayd muddo ka badan 40 sannadood, iyadoo saamayn ku yeelatay nolosha arday badan. Faysa sida caadiga ah waa qofka ugu horreeya ee yimaada dugsiga, iyo ka ugu danbeeya ee ka taga. Waxa ay daryeel gaar ah siisaa hablaha yar yar ee dugsiga wax ka barta. Faysa waxa ay sidoo kale bixisaa xiisado bilaash ah xilliyada galabtii, iyadoo siisa dumarka waaweyn kuwaasi oo aan soo marin waxbarasho toos ah. Hadda, waxa ay wax ka dhigtaa dugsiga hoose ee Maxamed Cali. Faysa waxa ay ka taageertaa waxbarashada hablaha barnaamij sanduuq-sadaqo oo ay leedahay. Lacagta laga ururriyo sanduuqan waxa toos loogu taageeraa hablaha si ay u sii wataan waxbarashada oo ay iskaga bixiyaan lacagta waxbarashada.","og_url":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/","og_site_name":"Integrity Icon","article_modified_time":"2022-03-16T10:40:39+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":630,"url":"https:\/\/integrityicon.org\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Untitled-design.png","type":"image\/png"}],"twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Tiempo de lectura":"1 minuto"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/","url":"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/","name":"Faysa Xuseen Kaahin | Integrity Icon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/integrityicon.org\/#website"},"datePublished":"2022-03-16T10:32:45+00:00","dateModified":"2022-03-16T10:40:39+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"es","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/integrityicon.org\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/integrityicon.org\/icon\/faysa-xuseen-kaahin-mansabka-macallin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/integrityicon.org\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Icons","item":"https:\/\/integrityicon.org\/search-icons\/"},{"@type":"ListItem","position":3,"name":"Faysa Xuseen Kaahin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/integrityicon.org\/#website","url":"https:\/\/integrityicon.org\/","name":"Integrity Icon","description":"Integrity Icon","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/integrityicon.org\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"es"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/icon\/4469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/icon"}],"about":[{"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/types\/icon"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"country","embeddable":true,"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/country?post=4469"},{"taxonomy":"icon_year","embeddable":true,"href":"https:\/\/integrityicon.org\/es\/wp-json\/wp\/v2\/icon_year?post=4469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}